Daawo: Goolashii Ay Ku Kala Bexeen Kooxaha Watford Iyo Liverpool

Kooxda Watford ayaa bar-bar ku qabaty kooxda Liverpool kulan ka tirsan kulankii ugu horeeyay ee labada kooxood ee Premier league.

Goolasha Liverpool ayay dhaliyeen xiddigaha Sadio Mane,Roberto Firmino iyo Mohamed salah kuwaas oo kooxdooda ka caawiyay in ay hal dhibic kala yimaadaan garoonka Watforf.

Dhanka kale kooxda Watford ayay u dhaliyeen xiddigaha Stefano Okaka Chuka,Abdoulaye Doucoure iyo Miguel Britos kaas oo daqiiqadii ugu dambaysay goolka bar-baraha dhaliyay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: