Daawo :Dhacdadii Sergio Ramos Lagu Siiyay Kaarka Cas Ee Kulankii Xalay , Sax Miyay Aheyd Mise ,Adiga Go`aami

Serigo Ramos ayaa xalay kaarka cas ku qaatay kulankii Deportivo ka dib markii loo taagay kaarka digniinta labaad

Ramos ayaa lagu eedeeyay in daafaca Deportivo ee Fabian Schar uu xusul ku dhuftay xilli ay ku loolamayeen kubad hawada jirtay

Daqiiqaddii 90-aad ayuu Ramos qaatay kaarkaas cas xilli kan digniinta la siiyay daqiiqaddii 53-aad

Real ayaa kulankaas ku badisay 3 gool oo ay kala saxiixeen Casemiro ,Bale iyo Kroos , Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply