Daawo :Dabaal Deggii Raheem Sterling Ee Lagu Siiyay Kaarka Cas Ka Dib Goolkiisii Guusha Ee Waqtigii Geerida Ee Bournemouth

Raheem Sterling ayaa Man City ku hogaamiyay guul qaali ah ka dib markii uu goolka guusha dhaliyay daqiiqadihii dheeriga ee dhamaadka ciyaarta ee kulankii AFC Bournemouth

City ayaa kulankaas ku badisay 2/1 xilli goolka hore uu u dhaliyay Gabriel Jesus daqiiqaddii 21-aad halka kan iyaga laga dhaliyayna uu yimid daqiiqaddii 13-aad

Raheem ayaa ka hor inta uusan goolkaas dhallin waxaa la siiyay kaarka digniinta oo uu qaatay daqiiqaddii 90-aad balse ka dib goolka ayaa la siiyay kaar labaad oo la raaciyay midka gaduudan

Sabata ayaa ah qaabka u u dabaal degay isaga oo dhex galay taageerayaasha kooxda ManCity ,Halkaan laacibtv.net ka daawo muuqalkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply