Tuesday 21 November, 2017

Xaaska James Rodriguez Oo Soo Dusisay Maaliyada Uu Xiddiga Reer Colombai U Xiran Doono Bayern Munich

James Rodriguez ayayna wakhti dheer ku qaadan in uu ogaado maaliyada uu u xiran doono kooxdiisa cusub ee Bayern Munich oo uu maanta si Rasmi ah u dhamaystiray ku biiristiisa.

Xiddigan reer Colombia ayaa laba sano oo amaah ah ugu soo biiray kooxda Bayern Munich waxana uu kooxda la joogi doonaa ilaa 2019 ka hor inta ayna si toos ah ula wareegi kooxda reer Germany.

James ayaa kooxda Bayern Munich u xiran doona maaliyadii uu baneeyay xiddiga reer Brazil ee Douglas Costa oo talaabo u jira in uu ku biiro kooxda Juventus.

Maaliyada uu xiddigan reer colombaa xiran doono ayay baraha bulshada soo dhigtay xaaska xiddiga reer Colombia ee Daniela Ospina

James ayay u badanatahay in uu dhowaan ku biiro xiddigaha cusub ee ay isku kooxda yihiin oo isku diyaarinaya xilli ciyaareedka cusub ee 2017/18.

πŸ›‘πŸ›‘πŸ›‘πŸ›‘πŸ›‘πŸ›‘ no eres lo que logras … eres lo que superas .

A post shared by Dani πŸ‘―SalomΓ© (@daniela_ospina5) on

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment

How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: