WARBIXIN: Tobadanka Kooxood Ee ilaa Haatan Suuqa Kala iibsiga Galiyay Lacagaha Ugu Badan

Waxa aynu ku jirnaa maalmo waali ah oo dhan suuqa kala iibisga ah oo ay kooxaha ugu waaweyn yurub ay ku kala dheeraynayaan xiddigihii qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay xilli ciyaareedkii hore.

Waxa aynu ilaa haatan aragnay saxiixyo badan inkasta oo xiritaanka suuqa ka dhimantahay bil iyo bar,Waxa jirta kooxo si weyn suuqa u galay iyaga oo suuqa galiyay lacag badan ilaa haatan.

Kooxda Ac Milan oo ilaa haatan hogaanka u haysa kooxaha sida weyn suuqa u galay ayaa ilaa haatan suuqa galiyay lacag dhan 190 Milyan oo euro.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Kooxda Man City oo aan lafteedu wacdaro yar dhigayn dhanka suuqa yaa ilaa haatan xiddigo cusub kula soo wareegtay lacag dhan 153 Milyan oo euro.

United ayaa lafteedu ka dhex muuqata suuqa kala iibsiga iyada oo lacag waali ah galisay xiddigo cusubna ku soo iibsatay lacag dhan 119 Milyan oo euro.

Hadaba waxa aanu warbxintan ku eegi doonaa 10-ka kooxood ee ugu lacag kharashgaraynta badan ilaa haatan suuqa kala iibsiga.

بونوتشي

1.Ac Milan: 190 Milyan oo euro

2.Man City: 152 Milyan oo euro

3.Man Untd: 119 Milyan oo euro

4.B.Munich: 101 Milyan oo euro

5.Everton:  98  Milyan oo euro

6.Roma:     77  Milyan oo euro

7.Chelsea:  75  Milyan oo euro

8.Juventus: 53  Milyan oo euro

9.Arsenal:  53     Milyan oo euro

10.Monaco:  51 Milyan oo euro

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: