WARBIXIN: Saxiixyada Ugu Waaweyn Ee Ay ilaa Haatan Sameeyeen Kooxaha Reer Yurub

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa daaha ka qaadmay xilli ay kooxaha reer yurub suuqa u gali doonaan sidii ay xiddigo kooxdooda xoojiya ugu soo dari lahaayeen.

Kooxaha ka kala dhisan horyaalada kala duwan ayaa doonaya in ay si fiican suuqa u galaan isna xoojiyaan meelaha ay ka jilicsan yihiin ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Kooxaha qaar ayaa ilaa haatan saxiixayo badan sameeyay halka qaar kalena ayna wali xiddigo badan la soo wareegin oo ay wali raadinayaan xiddigo ku haboon kooxdooda.

Hadaba waxa aanu warbixintan ku soo bandhigaynaa saxiixyadii ugu waaweynaa ee dhacay ilaa haatan suuqa kala iibsiga:

Lukaku, Mbappe, Lacazette split

1.DOUGLAS COSTA | BAYERN MUNICH TO JUVENTUS | €6 MILLION (Amaah) + €40 MILLION Dookh

2.DANI ALVES | JUVENTUS TO PARIS SAINT-GERMAIN | XOR

3.JAMES RODRIGUEZ | REAL MADRID TO BAYERN MUNICH | LABA SANO AMAAH AH

4.ROMELU LUKAKU | EVERTON TO MANCHESTER UNITED | £75 MILLION

5.ANTONIO RUDIGER | ROMA TO CHELSEA | £34 MILLION

6.WAYNE ROONEY | MANCHESTER UNITED TO EVERTON | XOR

7.ALEXANDRE LACAZETTE | LYON TO ARSENAL | £52 MILLION

8.THEO HERNANDEZ | ATLETICO MADRID TO REAL MADRID | €26 MILLION

9.PEPE | REAL MADRID TO BESIKTAS | XOR

10.MICHAEL KEANE | BURNLEY TO EVERTON | £30 MILLION

11.HAKAN CALHANOGLU | BAYER LEVERKUSEN TO AC MILAN | €25 MILLION

12.BERTRAND TRAORE | CHELSEA TO LYON | €10 MILLION

13.SANDRO RAMIREZ | MALAGA TO EVERTON | £5.3 MILLION

14.JOHN TERRY | CHELSEA TO ASTON VILLA | XOR

15.NATHAN AKE | CHELSEA TO BOURNEMOUTH | £20 MILLION

16.MOHAMED SALAH | ROMA TO LIVERPOOL | £36 MILLION

17.DAVY KLAASSEN | AJAX TO EVERTON | €27 MILLION

18.JORDAN PICKFORD | SUNDERLAND TO EVERTON | £25 MILLION

19.VICTOR LINDELOF | BENFICA TO MANCHESTER UNITED | £40 MILLION

20.CORENTIN TOLISSO | LYON TO BAYERN MUNICH | €41.5 MILLION

21.BRUMA | GALATASARAY TO RB LEIPZIG | €12.5 MILLION

22.ANDRE SILVA | PORTO TO AC MILAN | €38 MILLION

23.SERGE GNABRY | WERDER BREMEN TO BAYERN MUNICH | €8 MILLION

24.EDERSON | BENFICA TO MANCHESTER CITY | £35 MILLION

25.KLAAS-JAN HUNTELAAR | SCHALKE TO AJAX | XOR

26.SEAD KOLASINAC | SCHALKE TO ARSENAL | XOR

27.ASMIR BEGOVIC | CHELSEA TO BOURNEMOUTH | LACAG AAN LA SHAACIN

28.JUAN CUADRADO | CHELSEA TO JUVENTUS | £17 MILLION

29.DOMINIC SOLANKE | CHELSEA TO LIVERPOOL | XOR

30.PABLO ZABALETA | MANCHESTER CITY TO WEST HAM | XOR

31.BERNARDO SILVA | MONACO TO MANCHESTER CITY | £43 MILLION

32.RICARDO RODRIGUEZ | WOLFSBURG TO AC MILAN | €17 MILLION

33.MAXIMILIAN PHILIPP | FREIBURG TO BORUSSIA DORTMUND | LACAG AAN LA SHAACIN

34.FRANCK KESSIE | ATALANTA TO AC MILAN | LACAG AAN LA SHAACIN

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: