Friday 24 November, 2017

WARBIXIN: Saxiixyada Ay Kooxaha Ugu Waaweyn Italy Sameeyeen ilaa Haatan Iyo Shaxaha Macquulka Ah Ee Ku Soo Gali Karaan

Kooxaha horyaalka Italy ayaa ilaa haatan ah kooxaha ugu dhaq-dhaqaaqa badan suuqa kala iibsiga xilli ay Ac Milan tahay kooxda ugu badan ee xiddigaha ugu badan suuqa kala soo wareegtay.

Roma,Ac Milan iyo kooxo kale oo badan ayaa ugu badan kuwa ugu dhaq-dhaqaaqa badan iyaga oo xiddigo cusub ku soo daray kooxdooda.

Hadaba waxa aanu warbixintan ku soo bandhigaynaa saxiixyada ay ilaa haatan sameeyeen kooxaha ugu waaweyn horyaalka Italy iyo shaxda macquulka ee ay koox kasta ku soo gali doonto xilli ciyaareedka cusub.

Image result for All Done Deal in Serie A 2017

 

INTER

Ku soo biiray: Padelli (p, Torino), Zaniolo (c, Entella), Odgaard (a, Lyngby), Skriniar (d, Sampdoria), Borja Valero (c, Fiorentina).

Amaah: Ranocchia (d, Hull), Manaj (a, Pisa), Jovetic (a, Siviglia), Camara (a, Brescia).

ka tagay: Carrizo (p, Monterrey), Andreolli (d, Cagliari), Sainsbury (d, Jiangsu Suning), Palacio (a, svincolato), Gravillon (d, Benevento), Banega (c, Siviglia), Radu (p, Avellino).

Shaxda Macquulka Ah  (4-2-3-1): Handanovic; D’Ambrosio, Miranda, SKRINIAR, Ansaldi; Gagliardini, BORJA VALERO; Candreva, Joao Mario, Perisic; Icardi.

JUVENTUS

Ku soo biiray: Bentancur (c, Boca Juniors), Douglas Costa (c, Bayern Monaco).

Amaah: Leali (p, Olympiacos), Romagna (d, Brescia), Marrone (c, Zulte), Tello (c, Empoli), Cassata (c, Ascoli), Thiam (a, Empoli), Cerri (a, Pescara).

ka tagay: Dani Alves (d, PSG), De Ceglie (d, svincolato), Mattiello (d, Spal), Neto (p, Valencia), Audero (p, Venezia), Bonucci (d, Milan)

Shaxda Macquulka Ah  (4-2-3-1): Buffon; Lichtsteiner, Chiellini, Benatia, Alex Sandro; Khedira, Pjanic; Mandzukic, Dybala, DOUGLAS COSTA; Higuain.

MILAN 

Ku soo biiray: Musacchio (d, Villarreal), Kessie (c, Atalanta), Rodriguez (d, Wolfsburg), André Silva (a, Porto), Borini (a, Sunderland), Calhanoglu (c, Bayer Leverkusen), Conti (d, Atalanta), Donnarumma A. (p, Asteras Tripolis), Bonucci (d, Juventus)
Amaah: Gabriel (p, Cagliari), Mauri (c, Empoli), Zigoni (a, Spal), Niang (a, Watford).
ka tagay: Ocampos (a, Marsiglia), Mati Fernandez (c, Fiorentina), Pasalic (c, Chelsea), Deulofeu (a, Barcellona), Honda (a, Pachuca), Poli (c, Bologna), Plizzari (p, Ternana), Kucka (c, Trabzonspor), Bertolacci (c, Genoa).
Shaxda Macquulka Ah  (3-4-2-1): Donnarumma;  MUSACCHIO, BONUCCI, Romagnoli; CONTI, BIGLIA, KESSIE, RICARDO RODRIGUEZ; Suso, CALHANOGLU; ANDRE’ SILVA.

ROMA

Ku soo biiray: Moreno (d, PSV Eindhoven), Karsdorp (d, Feyenoord), Pellegrini (c, Sassuolo), Gonalons (c, Lione).

Amaah: Skorupski (p, Empoli), Gyomber (d, Pescara), Castan (d, Torino), Iturbe (a, Torino), Seck (d, Carpi), Vainqueur (c, Marsiglia), Ricci (a, Sassuolo), Sadiq (a, Bologna).

ka tagay:: Totti (a, svincolato), Szczesny (p, Arsenal), Vermaelen (d, Barcellona), Grenier (c, Lione), Salah (a, Liverpool), Soleri (a, Spezia), Paredes (c, Zenit), Rudiger (d, Chelsea), Mario Rui (d, Napoli).

Shaxda Macquulka Ah  (4-3-2-1): Alisson; KARSDORP, Manolas, MORENO, Emerson Palmieri; GONALONS, Strootman, PELLEGRINI; Nainggolan, Perotti; Dzeko.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment