WARBIXIN: Nelson Semedo Oo 9 Xiddig Oo Ka Ciyaara Garabka Daafaca Ku Garaacay Ku Biirista Barcelona

Tan iyo Markii uu kooxda Barcelona ka tagay daafaca reer Brazil ee Dani Alves sanadkii 2016 Kooxda ayaa ku raad joogtay xiddig buuxiya booska uu xiddiga reer Brazil baneeyay.

Barcelona ayaa haysatay dookhakh badan oo aan u shaqayn sidii loo qorsheeyay maadama ay saxiixyada qaarkood ku adkaatay in ay helaan.

Aleix Vidal oo ay kooxdu aamintay ayaan soo bandhigin wixii laga filanayay halka Sergi Roberto u sheegay kooxdiisa in uu doonayo in uu ka ciyaaro khadka dhexe.

Kadib markii ay kooxda Barcelona dhamaystirtay saxiixa Nelson Semedo Barcelona ayaa ugu damabyn heshay khabiir booskiisa ku biican oo buuxin kara booskii Alves ee ilaa haatan cida loo la,aa.

semedo ayaa ku biirista kooxda Barcelona ku garaacay xiddigo badan oo booskiisa ka ciyaara kuwaas oo lala xiriirinayay kooxda Barcelona.

Hadaba waxa aanu warbixintan ku soo bandhigaynaa 9 xiddig ee uu xiddigan uga nasiib batay in uu ku soo biiro kooxda Barcelona.

1.Hector Bellerin

2.Cesar Azpilicueta

3.Djibril Sidibe

4.Joao Cancelo

5.Serge Aurier

6.Matteo Darmain

7.Sime Vrsalijko

8.Darijo Srna

9.Stephan Lichtsteiner

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: