Tuesday 21 November, 2017

Waali Cad , Daawo Taqtar Xilli Qalliin Uu Sameeynayay Daawanayay Kulankii Chile Iyo Portugal.

Waa waali cad ,wargeyska Corriere dello Sport ayaa baahiyay muuqaalka taqtar reer Chile ah kaasi oo isaga oo qalliin ku jira daawanayay kulankii semi finalka ee Chile iyo Portugal .

Qolka qaliinka ayaa waxaa ku xernaa shaashad ay ka socotay ciyaartaas waxaana la arkayay kalkaaliyaashii oo dabaal degayay.

Kulankaas waxaa rigoorayaal ku soo badiyay qaranka Chile oo finalka ku ballansaday qaranka Jarmalka,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas .

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment

How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: