Sawiro: Daawo Tiemoue Bakayoko Oo Markii Ugu Horaysay Xirada Tababarka Chelsea Kula Kulmay Xiddigaha Ay Isku Kooxda Yihiin

Xiddiga cusub ee khadka dhexe ee kooxda chelsea Tiemoue Bakayoko ayaa ka soo xaadiray tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee kooxdiisa isaga oo markii ugu horaysay la kulamay saaxiibadiisa cusub.

Xiddigan kooxda 40 Milyan ugu soo biiray ayaa ku raaxaystay tababar fiican isaga oo sidoo kale soo dhawayn diiran kala kulmay saaxiibadiisa cusub.

22 jirkan ayaa saaka yimid xerada tababarka kooxda chelsea ee Cobham isaga oo isku diyaarinaya xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee horyaalka Premier league.

Xiddigan reer France ayaan tababarka buuxa ee kooxdiisa kala qayb qaadan maadama uu wali ka soo kabsanayo dhaawacii qaliinka loogu sameeyay dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore.

Laakiin xiddigan ayaa si fiican u kala bartay saaxiibadiisa cusub isaga oo la joogay ilaa intii ay kooxdu dhamaysanayeen tababarkoodii maanta.

Halkan hoose ka daawo sawirada xiddigaha oo si weyn u soo dhowaynaya xiddigan reer France:

Chelsea new boy Tiemoue Bakayoko met his new teammates at training on Monday

The French star was at Cobham as the Blues continued their pre-season preparations

Bakayoko was keen to meet his new colleagues during the session at Cobham

Bakayoko, wearing flip-flops, was unable to take part in the session as he recovers from injury

Tiemoue Bakayoko smiles as he greets his new team-mates

The only time he looked glum was when he was forced to sit and watch his new colleagues

Chelsea’s new £40million signing wore flip-flops as he walked around the club’s Cobham HQ

Bakayoko was joined by one of the Chelsea fitness staff as he was introduced to his team-mates

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: