Sawiro: Daawo Liverpool Oo Soo Bandhigtay Maaliyadeeda Saddexaad Ee Xilli Ciyaareedka Cusub, Waa Cajiib

Kooxda Liverpool ayaa soo saartay maaliyadeeda saddexaad ee xilli ciyaareedka dambe kadib markii ay soo bandhigeen xiddigaha Philippe Coutinho, Roberto Firmino, Adam Lallana, Simon Mignolet and James Milner kadib markii ay gaareen Hong Kong.

Maaliyada ayay soo samaysay shirkada heshiiska kula jirta kooxda Liverpool ee New Balance iyaga oo markan ku soo calaamadiyay 125 sano ee ay jirto kooxda Liverpool.

Liverpool ayaa maaliyada ku ciyaari doonta xilli ciyaareedka iyada oo la filayo in ay ku furto tartanka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee Premier League Asia Trophy oo ay todobaadkan ciyaari doonto.

Halkan Hoose Kaga Bogo qaar ka mid ah sawirada Maaliyada Cusub ee Kooxda Liverpool

Maaliyada Goolhayaha

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: