Muuqaal : Taageerayaasha Ac Milan Oo Sameeyay Talaabo Qiyaali Ah Ayna Dhiira Gilin Ugu Sameynayeen Kooxdaas ,Waa Daacad Xilli Ciyaareedkaan

AC Milan ayaa shalay biloowday tababarka ay ugu diyaar garoobayaan xilli ciyaareedka bilaabanaya ee 2017/2018-ka

AC Milan ayaa xagaagaan aad isu xoojisay waxa ayna illaahaatan kooxda keeneen illaa 7 ciyaaryahan waxaana ka go`an in xilli ciyaareedka dambe u tartamaan horyaalka Italy

Hadaba taageerayaasha AC Mialn ayaa shalay sameeyay talaabo qiyaali ah iyo bandhig cajiib ah oo ay taageero iyo in ay garab taagan yihiin ay ugu muujinayaan ciyaartooyda kooxdaas ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas dhiira gilinta ahaa

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: