Muuqaal: Costa Waxa Uu Ku Laabanayaa Atletico Madrid, Brazil Ayuu Fariintaas Ka Soo Diray

Weeraryahankii Chelsea ee Costa ayaa diray farriin cad oo ah in uu dib ugu laabtay kooxdiisii hore Atletico Madrid ka dib markii uu toos uga soo muuqday instagram-ka

Waxa uu ku soo muuqday maaliyadda Atletico Madrid xilli uu baashalayay xaflad xaafadeed oo ka dhacday Lagarto oo ah goobta uu ku dhashay laacibkaas

Waxaa lagu waramay in maaliyadda uu xernaa Costa ee Atletico Madrid ay aheyd middii ay ku ciayaareen xilli ciyaareedkii 2013/2014-ka .

Waxaana la xusayaa in laacibkaas uusan kooxdaas u ciyaari karin illaa bisha 1-aad ee sanadka dambe maadaama kooxdaas uu saaran yahay ganaax suuqa , Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: