Koox Ingiriiska Ah Oo Ku Dhaw In Qiimo Sareeya Ku Soo Xero Giliyaan Aubameyang,Imisa Ayaa Lagu Soo Helayaa?.

Chelsea ayaa ku dhaw in qiimo aad u sareeya ku soo xero giliyaan weeraryahanka kooxda Dortmund ee Pierre-Emerick

Wargeyska The Mirror ayaa sheegaya in Chelsea ku dhaw dahay in saxiixa laacibkaas ku soo afjraan aduun gaaraya 65 milyan oo gini

Xilli ay seegeen saxiixa Lukaku oo ay ku guuleysatay United ayna u muuqato in Morata soo xero gillin la `yihiin waxa ay Chelsea xoogga saarayaan saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Kooxda Dortmund ayaa dhankeeda la xusayaa in ay wadahadallo la fureen weeraryahanka Arsenal ee Olivier Giroud si uu badel ugu noqdo Aubameyang.

Haddii Chelsea ku guuleystaan saxiixa Aubameyang waxa ay ka dul qaadayaan kooxaha Liverpool,Arsenal iyo Milan oo si dhab u doonayay joog dheerahaas reer Gabon

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: