Daawo : Sida Renato Sanches U Jecel Yahay Lacagta , Dhukansho Ayuu Kala Daallay , Fariintaas United Ayay Ku Socotaa

Renato Sanches ayaa muujiyay in uu aad u jecel yahay lacagta waxa ayna tani farriin u tahay in kooxdii u sheegta mushaar sareeya in uu ogalaanayo in uu ku biiro

Laacibkaas ayaa la xusayaa in si weyn haatan ay u doneyso kooxda Man United waliba uu kooxdiisa ku cadaadinayo in la fasaxo xagaagaan.

Renato Sanches ayaa kaliya xilli ciyaareedkii hore kaga soo biloowday Bundesligaha 6 kulan halka 25 kullana uu u saftay kooxdaas dhamaan tartaamda ay ku jireen

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Waxa uu barahiisa bulshada soo dhigay muuqaal isaga poo xisaabinaya lacag tiro badan waliba dhunkanaya ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: