Monday 20 November, 2017

Daawo: Romelu Lukaku Oo Durba Adduunka Tusay In Loogu Khaldamay Lacagtii Laga Soo Bixiyay, Khalad Weyn Ayuu Sameeyay

Weeraryahanka xulka qaranka Belguim iyo kooxda Man United ee Romelu Lukaku ayaa durba weeraro kala duwan kala kulmaya taageerayaasha iyada oo lagu hadal hayo baraha bulshada.

Xiddigan ayaa United ugu wareegay lacag dhan 75 Milyan oo euro isaga oo noqday weeraryahanka ugu qaalisan taariikhda horyaalka Premier league.

Laakiin xiddigan ayaa si cad u seegay gool uu dhalin karay kulankii ay kooxdiisu guusha weyn ee 5/2 ah ka gaartay kooxda Los Angeles Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment

How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: