Saturday 25 November, 2017

Daawo :Neymar Oo Farriin Muuqaal Ah U Diray Xiddiga Yurub Looga Waashay Ee Mbappé ,Maxay La Xariirtaa ?.

Naymar ayaa farriin aan la fileyn waxa uu u diray xiddiga yurub looga waashay ee Mbappé ee weerarka uga ciyaara kooxda Monaco

Naymar ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa bulshada waxaa kula jiray heesaa caan ah aadna ugu dhaw kooxda Real Madrid

Lama garan ujeedka fariintaas , waxaayna imaaneysaa xilli  laacibkaas reer France aad loola xariirinayo  kooxda Real Madrid ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo waxa ay aheyd fariintaas 

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment