Arsenal Oo Hishiis Rikoor Ah Hor Dhigeysa Xiddiga Ka Falaagoobaya Ee Alexis Sanchez

Arsenal ayaa miiska u saareysa weeraryahankooda falaagoobaya ee Alexis Sanchez hishiis cusub oo rikoor ah

The Sun ayaa sheegeysa in Wenger uu weli ku kalsoon yahay in laacibkaas hore Barcelona uu sii joogi doono kooxdaas xilli ciyaareedka dambe

Man City ayaa 28 sano jirkaas reer Chile aad u dooneysa xilli Arsenal haddii ay dhacdo in ay sii haysan waayaan ay ku fikirayaan in banaanka Ingiriiska u diraan gaar ahaan Munich oo dooneysa sidoo kale

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Waxa uu Wenger diiday in uu daaqadda ka saaro in Alexis Sanchez uu qalinka ku dugayo hishiis cusub xilli midkiisa haatan uu dhacayo xagaaga 2018-ka

Haatan ,Arsenal ayaa dalab cusub oo todobaadkii ku qaadanayo 275 kun oo gini waxa ay hor dhigayaan laacibkaas oo uu hishiskiisa haatan ku qaato kaliya 180 kun oo gini

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Cmx says:

    Waxan leyahay zancges iska joog
    kooxdan ayaa lagaga baahan yahay
    waxad tahay laf dhabarta kooxda




.








%d bloggers like this: