Tuesday 21 November, 2017

Arimo Ka Soo Cusboonaaday Mustaqbalka Vidal Ee Bayern Munich ,Tababare Ancllotti Ayaa Qorshahaas Wata

Ilo wareedyo saxaafadda Jarmalka qorayaan ayaa sheegaya in kooxda Munich go`aansadeen in hishiis cusub ka saxiixdaan qadkooda dhexe ee Vidal

Wargeyska Bild ayaa sheegaya in hishiiska haatan ee wiilkaas reer Chile ee Munich uu dhamaanayo xagaaga 2019-ka

Waxa ay haatan doonayaan in ay ku abaal mariyaan mid cusub oo gaaraya illaa iyo xagaaga 2021-ka

Tababare Ancleotti ayaa ku qanacsan laacibkaas waxa uuna maamulka ku adkeynayaa in ka hor inta suuqa xagaaga xirmin in laacibkaas lagu abaal mariyo hishiis cusub

Waxa ay arintaas soo afjareysaa wararka sheegayay in laacibkaas uu haminayo in uu dib ugu laabto horyaalka Italy gaar ahaan kooxda Juventus

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment

How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: