Zidane : Hal Arin Ayaa Iiga Farxad Badneyd Qaadista Champion-ka ,Mustaqbalkiisa Real-na Wuu Ka Hadlay “.

Tababare Zidane ayaa Real Madrid ku hogaamiyay koobka 12-aad ee Champion-ka waana xilli ciyaareedkii labaad ee isku xiga ee uu koobkaan la qaadayo

Tababare Zidane ayaa ka dib kulankaas yiri ” aad ayaan ugu faraxsanahay taariikhda ay soo hoyiyeen ciyaartooyda Real ,sahal ma aheyn in aan horyaalka iyo Champion-ka wada qaadno hal xilli ciyaereed”

“Waan faarxsnahay balse sidii aan La Ligaha ugu farxay uma farxin waayo wareeggii 38-aad ayaan si dirqi ah ku qaadnay La Ligaha”ayuu sii raaciyay tababare Zidane

“Ma ihi tababaraha ugu fiican dunida waxa ayna u muuqataa in aan Real sii joogayo ,haatan waxaa qasab ah in laga fikiro xilli ciyaareedka dambe” ayuu ku sii daray tababare Zidane

Goolashaas 4/1 ahaa waxaa Real u dhaliyay Ronaldo halka labada kale ay kala dhaliyeen Casemiro iyo Marco Asensio

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: