Xiddiga Arsenal, Munich Iyo AC Milan Ay Isku Haystaan Oo Doortay Kooxda Uu Ahaanayo .

Xiddiga ay Arsenal ka baacsaneysay kooxda reer Jarmal RB Leipzig ee Emil Forsberg ayaa hawada ku laalay in ay suura gal tahay in xagaagaan ka huleelo kooxdaas

Waxa uu hoosta ka xariiqay in uu ku faraxsan yahay horyaalka Jarmalkaiyo kooxdiisaba.

Laacibakas ayaa waxaa sidoo kale isha ku haysa kooxda Munich kuwaasi oo haminaya in garabkaas helaan xagaagaan

Laacibkaas oo ayaa sidoo kale dooneyso AC Milan ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Sweden ka soo baxa ee Aftonbladet ayuu ka yiri” ma doonayo in aan falaanqeeyo suuqa kala wareegga

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

xagaaga”.

“Waxaan hishiis kula jiraa Leipzig waana isku qanacsnnahahay ,waxii intaas dheer waxaa ka mas`uul ah wakiilkeyga” ayuu sii raaciyay laacibkaas reer Sweden

Xiddigaas garabka ka ciyaara weerarkana u janjeera ayaa 29 kullan u saftay kooxdiisa xilli ciyaareedkii hore halka uu u dhaliyay 8 gool.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: