Warbixin: Shan Xiddig Oo Ka Ciyaara Horyaalka Germany Oo Aad Xilli Ciyaareedka Dambe Ku Arki Karto Premier League

Kooxaha Premier league ayaa durba bilaabay in ay suuqa kala soo wareegaan xiddigo ay kooxdooda ku xoojinayaan iyaga oo doonaya in ay si fiican isugu diyaarinayaan xilli ciyaareedka cusub.

Kooxaha Man City,Arsenal,Man United ayaa ilaa haatan ah kooxaha waaweyn ee sameeyay saxiixyada halka kooxaha kale ee yar-yar laftoodu ay xiddio cusub ku soo dareen kooxohooda.

Suuqa kala iibsiga ayaa si Rasmi ah u furmay koox kastana waxa ay ku mashquulsantahay sidii ay ku soo heli lahayd xiddigo kooxdooda ku soo dara dhiig cusub kana caawiya in ay xilli ciyaareedka dambe meel fiican gaaraan.

Hadaba waxa aanu warbixintan ku soo bandhigaynaa xiddigaha ka ciyaara horyaalka Germany ee Bundesliga ee laga yaabo in ay bilaha soo socda ku soo biiraan horyaalka Premier league.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Halkan hoose ka Akhriso xiddigaha laga yaabo in aad ku aragto Premier league xilli ciyaareedka cusub:

1.Pierre-Emerick Aubameyang Oo lala xiriirinayo kooxda Man City

Pierre-Emerick Aubameyang enjoyed his most prolific season yet last year

2.Matthias Ginter oo lala xiriirinayo Kooxda Arsenal

Matthias Ginter speaks with former Borussia Dortmund manager Thomas Tuchel

3.Emil Forsberg oo lala xiriirinayo kooxaha Arsenal iyo Liverpool

RB Leipzig's Emil Forsberg is a Sweden international

4.Hakan Calhanoglu oo lala xiriirinayo kooxaha Tottenham iyo Arsenal

Hakan Calhanoglu has been linked with a number of Premier League sides

5.Renato Sanches oo lala xiriirinayo kooxda Man United.

Renato Sanches has featured sparingly for Bayern Munich

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: