Warbixin: Saxiixyada La Filayo In Ay Dhacaan Inta Uu Furan Yahay Suuqa Kala iibsiga Xagaagan+Sawiro

Waxa jira warar badan oo la isla dhex marayo oo ku saabsan mustaqbalka xiddigaha inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga kuwaas oo ay xiddigo badan ka tagaan kooxohooda kuna biiraan kooxo kale.

Xiddigaha ilaa haatan si weyn loo hadal hayo ayaa ka mid ah Cristiano Ronaldo oo doonaya in uu isaga tago Real Madrid sababo la xiriira cashuurta.

Waxa sidoo kale si weyn loo sheegaya in ay Real Madrid u dhaqaaqi doonto saxiixa da,yarka qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay ee Kylian Mbappé.

Sidoo kale waxa sida warar kooxda Barcelona la xiriirinaya xiddiga khadka dhexe ee kooxda PSG ee Marco Verratti iyaga oo doonaya in ay ku xoojiyaan khadka dhexe ee kooxdeeda.

Hadaba waxa aanu Warbixintan ku so bandhigi doonaa xiddigaha ugu  badan ee u wareegi doona kooxaha waaweyn inta lagu guda jiro xagaagan.

Halkan Hoose Kaga Bogo Sawirada xiddigaha oo xiran Maaliyadaha Kooxaha La Filayo In Ay Ku Biiraan:

Cristiano Ronaldo → PSG

title=Hes
Cristiano Ronaldo → Man United
title=Hes
Kylian Mbappé →  Real Madrid
title=Hes
Marco Verratti → Barcelona
title=Hes
Ousmane Dembélé  → Barcelona
title=Hes
Alvaro Morata → Man United
title=Hes
Steven N’Zonzi → Juventus
title=Hes
Vitolo → Atletico Madrid
title=Hes
James Rodriquez → Chelsea
title=Hes
Pierre-Emerick Aubameyang → PSG
title=Hes

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. abwaan hassan balwayste says:

    SIDAAN QABO
    1-cr7 waydhici kartaa man utd
    2-morata waydhici kartaa man utd
    3-aubameyang psg
    4-jamas waydhici kartaa chelsea
    5-vitolo waydhici kartaa ath madrid
    6-marco verati way adagthy inu tago barca
    7-uosman dembele way dhici kartaa barca
    8-mbappe way dhici kartaa real madrid




.








%d bloggers like this: