Warbixin: Kadib Markii Ay Ku Dhawaaqday Saxiixa Victor Lindelof, Halkee Ayuu Ka Galayaa 10-kii Saxiix Ee Ugu Qaalisanaa Ee Ay United Samayso

Kooxda Man United ayaa ku dhawaaqday saxiixeedii ugu horeeyay ee xagaaga kadib markii ay si Rasmi ah u xaqiijisay saxiixa daafaca xulka qaranka Holland ee Victor Lindelof oo ay kala soo wareegtay kooxda Benfica.

Man United ayaa ka soo bixisay daafacan lacag dhan 40 Milyan euro isaga oo noqday xiddigii ugu horeeyay ee United ku soo biira xagaagan.

United ayaa sanadihii ugu dambeeyay noqotay koox si weyn suuqa lacagaha u galisa iyada oo saxiixayo lacag badan ah soo samaysa.

Saxiixii ugu qaalisanaa ee ay United samayso ayaa ahaa Poul Pogba oo ay xagaagii hore ku soo iibsatay lacagtii ugu badnayd abid ee xiddig lagu soo iibsado.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Hadaba Halkee ayuu Victor Lindelof ka galayaa 10-kii  saxiix ee ugu qaalisanaa ee ay Kooxda Man United samayso Warbixintan ayaan ku soo gudbin doonaa.

1.PAUL POGBA £89.25m

2.ANGEL DI MARIA £63.75m

3.ANTHONY MARTIAL £51m

4.VICTOR LINDELOF £40m

5.RIO FERDINAND £39.1m

6.JUAN MATA £38.02m

7.JUAN SEBASTIAN VERON £36.21m

8.HENRIKH MKHITARYAN £35.7m

9.DIMITAR BERBATOV £32.3m

10.ERIC BAILLY £32.3m

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: