Warbixin: 5 Meelood Oo Uu Cristiano Ronaldo Ka Ciyaari Karo Hadii Uu Ka Tago Real Madrid Miyay Ku Jirtaa Kooxdaadu?

Cristiano Ronaldo ayaa warbaahinta adduunka haystay saddexdii maamlmood ee ugu dambaysa kadib markii maalin dhowayd xaqiijiyay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Real Madrid.

Xiddigan ayaa lagu soo eedeeyay arimo la xiriirta cashuur lunsi taas oo mugdi weyn galisay mustaqbalka xiddigan reer Portugal.

Go,aanka uu xiddigan gaaray ayuu ku sheegay in uu yahay mid aan ka noqosho ahayn isaga oo saaxiibadiisa u sheegaya in uu isaga tagayo kooxda Real Madrid.

Hadaba waxa jira kooxo badan oo isla markiiba heegan galay oo bilaabay sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen 32 jirkan khabiirka ah.

Waxa aanu warbixintan ku soo bandhigi doonaa 5 Meelood oo uu xiddigan ka ciyaari karo xilli ciyaareedka dambe:

  1. Manchester United
  2. Paris Saint-Germain
  3. Chinese Super League
  4. Major League Soccer
  5. Manchester City

Hadaba Akhriste/Taageere halkee ayaad jeclaan lahayd in aad xiddigan ku aragto xilli ciyaareedka dambe ma jeceshahay in uu xiddigan xirto maaliyada kooxdaada?

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: