Shaxda Rasmiga Ah Ee Portugal Vs Mexico: Geesiyada Yurub Oo Ciyaaraya Kulankoodii Ugu Horeeyay Ee Koobka Qaaradaha

Xulka qaranka Portugal ayaa ciyaara kulankoodii ugu horeeyay ee tartanka qaaradaha iyaga oo la ciyaaraya xulka qaranka Mexico.

Ronaldo iyo saaxiibadii ayaa isha ku haya in ay tartankan ku bilowdaan guul si ay meel fiican uga gaaraan tartanka xilli uu macalinka Portugal ku soo galay shax adag.

Geesiyada yurub ayaa arkay xulka qaranka Russia oo xalay guul qaali ah ka gaaray xulka Qaranka New Zealand waxana ay doonayaan in ay wadadaas raacaan.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Portugal Vs Mexico.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Portugal: Patricio; Cédric, Fonté, Pepe, Guerreiro; Moutinho, Carvalho, Gomes; Quaresma, Ronaldo, Nani.

Mexico: Ochoa, Salcedo, D Reyes, Moreno, Layun, Herrera, J dos Santos, Guardado, Jimenez, Vela, Hernandez

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: