Shaxda Rasmiga Ah Ee Cameroon Vs Chile: Alexis Sanche Oo An Ku Jirin Shaxda Rasmiga Ah Ee Xulkiisa

Xulalka Chile iyo Cameroon ayaa isaga hor iman doona kulankoodii ugu horeeyay ee tartanka qaaradaha iyaga oo kulanka u soo gali doona sidii ay guul ku gaari lahaayeen.

Labadan xul oo ku soo kala guulaystay koobka Qaarada Africa iyo America ayaa doonaya in ay sii wataan guulohooda meel fiicana ka gaaraan koobkan

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Cameroon: Ondoa; Mabouka, Teikeu, Ngadeu-Ngadjui, Fai; Anguissa, Siani, Djoum; Moukanjo, Aboubakar, Bassogog.

Chile:  Herrera; Isla, Jara, Medel, Beausejour; Fuenzalida, Vidal, Diaz, Aránguiz; Vargas, Puch.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: