Shaxda Juventus Iyo Real Madrid :Isco Oo Ku Soo Biloowday Halka Bale Uu Keydka Ku Jiro,Juve Dybala, Mandzukic Iyo Higuain Ayaa Weerraka Jooga

Real Madrid iyo Juventus ayaa finalka Champion-ka waxa ay goor dhaw ku ciyaarayaan magaalada Cardiff ee dalka Wales

Juve waxa ay doonayaan in markii 3-aad taariikhda qaadaan koobkaan halka Real-na doonayaan in ay qaadaan markii12-aad

Hadaba shaxda labada koox ayaa u dhacday sida tan

Navas; Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo; Kroos, Casemiro, Modric, Kroos; Isco, Benzema, Ronaldo

Keydka: Casilla, Nacho, Bale, Kovacic, Asensio, Morato, Danilo

Shaxda Juvetus :Buffon; Barzagli, Bonucci, Chiellini; Alves, Pjanic, Khedira, Sandro; Dybala, Mandzukic; Higuain

Keydka Juve : Neto, Benatia, Lichsteiner, Cuadrado, Marchisio, Lemina, Asamoah

Comments

comments

Leave a Reply