Sawiro: Xilli Ay Saacad Inaga Xigto Finalka Taariikhiga Ah Ee Champions League Daawo Taageerayaasha Labada Kooxood Oo Buux Dhaafiyay Magaalooyinka Cardiff.

Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ayaa caawa ku kala calaf qaadi doona finalka champions League oo ay isaga hor iman doonaan garoonka Principality Stadium.

Kulankan ayaa noqon doona mid taariikhda champions Leageu gala maadama la filayo in ay daawadaan taageerayaal dhan 350 Milyan oo taageero oo daafaha dunida ah.

Labada kooxood ayaa isha ku haya in ay xilli ciyaareedkooda ku soo xiraan ku guulaysashada koobka ugu qiimaha badan tartamada yurub.

Xilli Ay Saacado inaga xigaan bilaabashada finalka taageerayaasha labada kooxood ayaa buux dhaafilyay wadooyinka magaalada Cardiff.

Hadaba Halkan Hoose ka daawo sawirada taageerayaasha Labada kooxood ee magaalada Cardiff:

Comments

comments

Leave a Reply