Real Madrid Oo U Muuqata In Ay Heshay Waddo Ay Ronaldo Ku Sii Haysan Karaan ,Maxaa Kordhay ?.

Real Madrid ayaa laga waramayaa in ay ku rajo weyn yihiin in Ronaldo sii haystaan xagaagaan ka dib markii laacibka uu horay u shaaciyay in uu baxayo.

Waxa ay Real damacsan yihiin in ay Ronaldo ka bixiyaan canshuurta loo haysto in uu is daba mariyay ee gaareysa guud ahaan 13 milyan oo gini

Ronaldo ayaa lagu soo eedeeyay in ay uu sameeyay is daba marrin dhanka bixinta canshuuraha ah taasi oo uu ku muteysan karo xarig

Sababta Ronaldo ku qasbeysa in uu Real ka tago ayaa ah isaga oo sheegay in uu taageero ka waayay maamulka Real

Sida The Sun sheegeyso , Real ayaa haatan damacsna in ay ka shaqeyso sidii Ronaldo uga hor istaagi laheyd in uu baxo xagaagaan waxa ayna doonayaan in ay ka bixinyaan lacagahaas loo haysto

Ronaldo ayaa Real u yimid sanadkii 2009-kii , waxaana haatan durba u gacan haatiyay kooxo ay ka mid yihiin United , Chelsea ,PSG iyo kooxo ka dhisan Marykanka iyo Shiinaha

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: