RASMI : UEFA Iyo Facebook Oo Ku Hishiiyay Tabinta Tartanka Champion-ka,Imisa Kullan Ayay Tabinayaan

UEFA ayaa ka farxisay dadka xiiseya daawashada Champions League ee ku nool dalka Mareykanka .

Laga bilaabo xilli ciyaareedka 2017/2018-ka tartanka Champion-ka waxaa si toos ah looga tabinayaa barta Facebook sida Fox Sport oo Mareykanka laga leeyahay ay shaaciyeen

Arintaan ayaa imaaneysaa ka dib hishiis dhex maray UEFA iyo iyo shirkadda Facebook ,waxaana Facebook laga tabinayaa kulamada wareegga Group-yada iyo afar kullan oo wareegga 16-ka ah iyo afar kullan oo ah wareegga 8-da

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Waxa ay kooxda.com xuseysaa in arintaas aysan aheyn markii ugu horeeysay oo Facebook iyo UEFA ay gaarayaan hishiis oo waxa ay horay ugu hishiiyeen tabinta kulamo ka tirsan horyaalada iyo Maxico.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: