RASMI : Rodríguez Ka Tagaya Real Madrid ,Finalka Champion-ka Waa Laga Soo Tgaay Waliba Kuraasta Dad Weynaha Ayuu Ka Daawaday

Tababare Zidane ayaa xiddigihiisa Rodríguez iyo Lucas Vázquez ka fogeeyay liiska shaxda uu kaga hor tagay Real Madrid ee Finalka Champion-ka

Labadaas laacib ayaan xittaa la soo farriisin keydka oo uu tababare Zidane kulankaan u soo xushay 7 laacib

Lama oga ujeedka uu tababare Zidane uu sidaas u sameeyay balse waa go`aan farsamo .

Labadaas laacib ayaa kulanka ka daawanayay kuraasta waxa ayna arintaan imaaneysaa xilli laacibka reer Colombia si weyn loo xusayo in uu kooxdaas ka tagayo toodbaadka

Man UInited iyo AC Milan ayaa aad loogu badinayaa in ay helayaan saxiixa James xilli saraakiil Milan ka socotay ay magaalada Cardiff oo finalka lagu ciyaarayo kula kulmeen maamulka Real iyo wakiilka laacibkaas

Hishiiska laacibkaas hore Monaco ee Reala yaa dhacaya xagaaga 2020- waxa uuna xilli ciyaareedkaan kaliya La Ligaha uu ka saftay 22 kullan

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: