PSG o Niyadda Ka Jibisay Pepe ,Sidii Real Madrid Oo Kale Ayay Ula Dhaqmeen

Real Madrid ayaa dalab niyad jab ah u gudbisay laacibkii hore Madrid ee Pepe si xagaagaan u helaan farsamadiisa

Defensa Central ayaa sheegeysa in PSG ay u bandghigeen Pepe hishiis hal xili ciyaareed ah waana dalabkii Real bandhigeen ee uu diiday laacibka isla markaana keentay in uu ka huleelo kooxdaas

Wargeyskaas ayaa sheegaya in PSG ay doonayaan in hishiskaas halka xilli ciyaareed ah ku daraan doorasho ah in sanadka kale uu ugu dari kooxda haddii uu ku soo muuqdo heer ciyaarede wacan

Defensa Central ayaa sheegeysa in Pepe uu gaashaanka u daruuray arintaas waxa ayna arintaas dhacday saacidihi la soo dhaafay

Pepe ayaa Real ka huleelay xagaagaan ka dib 10 sano oo uu ku qaaty kooxdaas ,waxaana haatan sidoo kale lala xariirinayaa horyaalka Shiinaha

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: