Muuqaal:10-kii Gool Ee Ugu Qurxoonaa Abid Goolasha Uu Dhaliyay Mohamed Salah , Goolkii Ugu Cajabsanaa Kooxdee Ayuuna Ka Dhaliyay ?.

Mohamed Salah ayaa maalmo ka hor ku biiray kooxda Liveprool ee horyaalka Ingriiska ka dib markii qiimo aad u sareeya uu uga soo wareegay kooxda Roma

Mohamed salah ayaa kooxda Liverpool ugu soo biiray lacag dhan 45 Milyan oo euro isaga oo noqday xiddigii ugu qaalisanaa ee ay Kooxda Liverpool kala soo wareegto suuqa kala iibsiga.

Salah ayaa qalinka ugu duugay kooxda Liverpool heshiis 5 sano ah oo uu kula joogi doono Kooxda ku ciyaarta Anfield isaga oo qaadan doona mushahar dhan 90,000 todobaadkii.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Hadaba daawo 10-kii gool ee ugu qurxoonaa ee uu Salah abidkiisa dhaliyay ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: