Muuqaal: Ma La Dhihi Karaa Goolkii Mandzukic Ee Real Waa Midkii Ugu Qurxoonaa Champion-ka Ee Xilli Ciyareedkaan ,Adiga Go`aami.

Mario Mandzukic ayaa gool cajiib ah oo la dhihi karo waa midkii ugu qurxoonaa xilli ciyaareedkaan ee Champion-ka illaa haatan waxa uu ku bar bareejeeyay kooxda Real Madrid oo gool ku laheyd

Goolkaas ayuu u dhaliyay qaab aan la filan karin waliba si qurux badan ayuu u maamulay waxa uuna dhashay xilli daafacayada Real wada taaganaayeen iyadoo goolkaas uu yimid daqiiqaddii 27-aad

Real ayaa horay ugu horeysay goolka waxaana u dhaliyay Ronaldo daiiqaddii 20-aad ,halkaan laacibtv.net ka daawo goolkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: