Muuqaal : Ma Aaamineysaa Carlo Tevez 21 Doolar Ayuu Ku Qaataa Kaliya 16 Il Birqisi Oo Uu Garoonka Ku Dhex Socdo.

Carlo Tevez oo haatan u ciyaara kooxda reer Shine ee Shanghai Shenhua ayaa todobaadkii ka qaata mushaar ku dhaw 640 kun oo gini

Balse waxa uu sameeyay kulanki ugu dambeeyay kooxdiisa ciyaartay ee horyaalka Shinaha waxaa la dhihi karaa uma qalmo mushaarkaas sida ay aamisan yihiin taageeryaasha kooxdaas waayo kubad dhan ma raadsaneyn oo wuu iska taagnaa

Qaar ayaa ku tilmaamay in Tevez uu isaga dhex nasanayay gudaha garoonka balse uusan ciyuaar u soogalin

Marka la eego mushaarkaas ,Tevez waxa uu halkii daqiiqo qaataa lacag dhan 80 dolar waana 1.33 halkii il biriqsi , waxa uu sameeyay $21.28 kaliya 16 il birqisi oo uu garoonka dhex socday ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: