Tuesday 21 November, 2017

Muuqaal: Haddii Ronaldo Uu Ka Huleelo Real,Afartaan Koox Ayaa Sugeysa Oo Uu Ku Biirayaa Midkood

Ronaldo ayaa warar kala duwan la xariirinayaan in laga yaabo in xagaagaan uu ka huleelo kooxda Real Madrid

Ronaldo ayaa ka carooday maamulka Real oo aan is garab taagin sida uu hadalka uu u dhigay ka dib dacwad lagu soo oogay oo ku aadan dhanka canshuurta oo maxkamad Spain ku taal ayaa ku dhaggan

Hadaba kooxo kala duwan ayaa lala xaririnaya laacibkaas inkastoo United ugu horeyso ,hadaba muuqalkaan soo socda waxa uu soo koobayaa afar koox oo laga yaabo in Ronaldo uu ku biiro midkood,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment

How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: