Muuqaal: 5 Xiddig Oo Hawada Ka Saari Kara Messi Iyo Ronaldo , Mustaqbal Aad U Fiican Ayay Leeyihiin

Ronaldo iyo Messi ayaa lagu tirayaa xiddigaha ugu fiican dunida waana labada laacib ee sida weyn ugu loolama abaal marinta kubadda dahabka

Ronaldo waxa uu abaal marintaas kubadda dahabka qaaday 4 jeer halka Messi uu haysto 5 ,waxaana xusid mudan in sanadkaan ay ku jiraan xiddigaha u sharaxan qaadista kubadda dahabka

Hadaba waxaa jira xiddigo lagu tilmaami karo in dhawaan ay taajka kala wareegi doonaan Messi iyo Ronaldo kuwaasi oo leh farsamo cajiib ah

Hadaba waxaan idin soo xulnay 5 xiddig oo Messi iyo Ronaldo la xifaaltami doona ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Comments

comments

Leave a Reply