Munich Oo Dhameystirtay Saxiixeedii 4-aad ,Corentin Tolisso Ayay Hihsiis Muddo Fog Ah Ka Saxiixdeen

Kooxda Bayern Munich ayaa dhameystiray saxiixa qadkii dhexe kooxda Lyon ee Corentin Tolisso sida bartooda Twitter-ka ay soo dhigeen.

Hishiiska 22 sano jirkaas reer France ee Muncih aya sii jiraya illaa iyo xagaaga 2022-ka

Inakstoo Muncih si dhab ah shaacin qiimaha uga baxay soo xero gilinta Corentin Tolisso hadana waxaa la xusayaa in ay ku baxday 50 milyan oo euro

Waa hishiiskii afaraad ee ay xagaagaan Muncih soo sameeyeen waxa ayna horay ula soo hishiiyeen Sebastian Rudy ,Serge Gnabry iyo Niklas Süle

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: