Daawo:Lukas Podolski Oo Si Cajiib Ah U Macsalaameeyay Taageerayaasha Calatasaray , Si Kal Iyo Laab Ah Ayuu Uga Tagay

Xiddiga reer Jarmal ee Lukas Podolski ayaa si kal iyo laab ah u macsalameeyay taageerayaasha kooxda Calatasaray ee Turkiga ka dib markii uu soo dhamaaday kulankii ay la ciyaareen kooxda Konyaspor

Kulankaas ayaa ku dhamaaday guul 2/1 ah oo ay gaartay kooxda Calatsaraay ee horyaalkaas Turkiga.

Ka dib marka ay ciyaarta dhamaatay ayuu laacibkaas hore Arsenal waxa uu u tagay taageerayasha oo uu waliba la fariistay kuraasta si uu ugu muujiyo jaceylka uu u qabo.

Lukas Podolski ayaa lagu wadaa in uu u wareego horyaalka Shiinaha ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: