Labada Kooxood Ee Reer Yurub Ee U Dhaqaaqi Kara Saxiixa Crsitaino Ronaldo Oo La Ogaaday Hadii Uu Real Madrid Ka Tago

Wararka Spain Ka Soo Baxaya ayaa sheegaya In ayna Real Madrid hor istaagi doonin Xiddiga reer Portugal ee Cristaino Ronaldo oo sheegay in uu doonayo in uu isaga tago Spain.

Crsitiano Ronaldo ayaa la filayaa in uu kooxda isaga tago xagaagan kadib markii lagu eedeeyay in uu cashuuro lunsaday sanadihii ugu dambeeyay.

Wargayska Marca aayaa sheegaya in Maamulka Real Madrid isku dayi doono in ay Xiddigan ku qanciyaan in uu kooxda isaka joogo laakiin Madaxweynaha kooxda ayaan Ronaldo ka hor istaagi doonin hadii uu ku adkaysto in uu boxo.

Wargayska ayaa intaa ku daraya in Real Madrid goyn Doonto qiimaha ay xiddigan ku iibin doonto hadii uu Ronaldo diido in uu ka noqdo go,aankisa.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Si kasta ha ahaatee waxa jira kaliya laba kooxood oo reer yurub ah oo doonaya in ay u dhaqaaqaan saxiixa xiddigan reer Portugal.

Labadaas kooxood ayaa kala ah kooxda reer England ee Man United iyo kooxda reer France ee PSG kuwaas oo ah kooxaha kaliya ee awoodi kara in ay bixiyaan mushaharka waalida ah ee uu xiddigan qaato.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ifiyaha nolosha nolosha says:

    ar cr7 maiikeentiinooo away kuwii liverbool ahaaa caku adinka waxba ma aragtaan 1 horyaaal wad uqabtaan yaaa igu raacsan




.

%d bloggers like this: