Dib U Eegid:Tababre Zidane Oo Isku Qoray Taariikhda Real Ee Champion-ka

Real Madrid ayaa ku guuleystay koobkoodii 12-aad ee Champion-ka ka dib kulan xaraarad lahaa oo ay la ciyaareen Juve

Waxa ay Real ku garaaceen Juve 4/1 waxaana laba ka mid ah saxiixay xiddigooda Ronaldo

Real ayaa noqotay kooxdii ugu horeeysay ee laba jeer isku xigta qaada Champion-a tan iyo markii magaca cusub loo bixiyay

Hadaba tababre Zidan eaya haatan dhigay taariikh ka dib markii koxodaas uu ku hogaamiyay in ay qaadan koobkoodii 12-aad ee Champion-ka xili ay xili ciyaareedkii hore uu ku hogaamiyay koodii 11-aad

Hadaba Zidane ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee ku guulaysta 2 koob oo xiriiri ah champions League tan Arrigo Sacchi oo Ac milan kula guulaystay sanadihii 1989 & 1990

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: