Dib U Eegid : Zlatan Waa Uu Ka Huleelay United Balse Laba Arin Oo Aan Horay Looga Sameyn Kooxdaas Ayuu Ka Tagay.

Zlatan ayaa ka huleelay United ka dib hal xilli ciyaareed oo uu ku qaatay kooxda Man United

United ayaa jimichii shaacisay in hishis cusub siineyn laacibkaas haatan dhaawac uga maqan kooxda waxa uuna ku jiraa haatan xiddigaha kooxdaas ka huleelaya .

Hadaba inkastoo kaliya hal xilli ciyaareed uu la qaatay United hadana wax cad ayuu uga tagay oo la taaban karo .

* Zlatan ayaa noqday laacibka kaliya United oo dhaliya 20 gool hal xilli ciyaareed gudahiis tan iyo markii uu tababare Sir Alex uu ka huleelay United sanadkii 2013-ka

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

* Zlatan oo ah 35 sano 125 cesho ayaa noqday laacibka ugu da`da weyn ee taarikhda horyaalka Ingiriiska hal xilli ciyaareed ka dhaliya horyaalka Ingiriiska

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: