Dib U Eegid : Ronaldo Oo Ka Sara Maray Miroslav Klose, Arin Cusub Ayaa Ku Soo Ku Korartay Rikorada Laacibka

Kabtan Ronaldo ayaa qarankiisa Portugal ku hogaamiyay guul sedex gool ah oo ay ka gaareen Latvia xilligaas oo uu dhaliya laba ka mid ah sedexdii gool ee ay ku badiyeen

Kulankaas ayaa ka tirsanaa wareegga 6-aad ee is reeb reebka loogu soo baxayo koobka aduunka ee dalalka yurub .

Hadaba Ronaldo ayaa labadaas gool ku dhigay rikoor cusub oo ku soo biiray wax qabadkiisa.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Waxa uu noqday laacibkii 6-aad ee ugu gool dhalinta badan tartamada caalamiga .

Waxa uu haatan ka gudbay Miroslav Klose oo lahaa 71 gool oo ah tartmada caalamiga waxa uuna Ronaldo leeyhay haatan 73 gool.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: