Dib U Eegid: Ronaldo Oo Is Baray Goolhaye Buffon ,Imisa Gool Champion-ka Ah Ayuu Ku Leeyahay

Ronaldo ayaa sii wata rikoorka uu ku leeyahay goolhayaha Juventus ee Buffon ee ay wada ciyaareen finalka Champion-ka

Ronaldo ayaa goolhayaas shabaqiisa soo taabtay daqiiqaddii 20-aad ee qeybta hore ciyaarta kaasi oo ahaa goolkiisii 1-aad ee kulankaas halka qeybtii labaadna uiu kadhaliyay gool labaad

lablabadaas  ayaa Ronaldo ka dhigay laacibka ugu badan ee shabaqa Buffon soo taabta iyadoo la joogo Champion-ka

Waxa uu ka dhaliyay 7 gool ka dib 5 kullan oo uu kaga hor tagay tartanka Champuion-ka

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Kulankaas ayay Realku badiyeen 4/1 oo ay ku qaadeen koobkoodii 12-aad ee Champion-ka

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: