Dib U Eegid : Juan Cuadrado Oo Taariikh Madowo Ku Galay Kaarkii Casaa Ee Uu Ku Qaatay Finalka Champion-ka

Juventus ayaa ku fashilnatay in ay qaadaan koobkoodii 3-aad ee Champion-ka oo ay bartilmaameysanayeen waxa ayna 4/1 uga qaadeen Real

Fashilkaan ayaa imaanaya hal xilli ciyaareed ka dib markii finalkii 2015-kii ay ku hor kufeen Barcelona oo ka xayuubsatay koobkaan dhagaha weyn

Kulankaas waxaa Juve kaarka cas ka qaatay Juan Cuadrado daqiiqaddii 84-aad xilli wax yar ka hor uun uu ku soo galay qaab badel ah

Juan Cuadrado ayaa haatan noqday laacibkii 3-aad ee taarikhda finalka Champion-ka ku qaata kaarka cas

Kaliya waxaa uga horeeyay oo ay sidaas ku dhacday xiddigaha kala ah Lehmann iyo Drogba.

Comments

comments

Leave a Reply