Dib U Eegid : Gookii 1-aad Ronaldo Ee Champion-ka Oo Ay Real Ku Dhigtay Rikoor U Gaar ah

Kooxda Real Madrid ayaa rikoor ka dhigatay Champion-ka ka dib goolkii ay kaga hor mareen Juve

Goolkaas ayaa waxaa u dhaliyay Ronaldo daqiiqaddi 20-aad ka dib kubad si cajiib ah la isugu dhufsaday

Hadaba micno gaar ah ayuu ugu fadhiyaa Real goolkaas waxa uuna u ahaa goolkii 500-aad ee ay Champio-ka ka dhaliyaan

Waxa xusid mudan in ay sidaas ku noqdeen kooxdii ugu horeeysay ee dhalisa intaas oo gool oo Champion-ka ah

Marka laga yimaado goolkii 1-aad Ronaldo mid labaad ayuu dhaliyay halka Casemiro isna dhaliyay midkale waxa ayna guud ahan noqoneysaa 503-aad gool

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: