Dib U Eegid: Chile Oo Taariikh Cusub Ka Diiwaan Galisay Tartanka Qaaradaha Wali Horay Loogama Dhigin Taariikhdan

Xulka qaranka Chile ayaa rikoorayaal ku jiidhay xulka qaranka Portugal iskana xaadiriyay finalka koobka qaaradaha kulan xiiso lahaa oo ay labada xulka soo bandhigeen ciyaar lagu raaxaystay.

Chile oo markii ugu horaysay ka soo qayb gashay koobka qaaradaha sanadkan ayaa taariikh cajiib ah oo aan horay u dhicin ka diwaan galisay tartanka qaaradaha.

Kadib guushii ay ka gaareen xulka qaranka Portugal uguna gudbeen finalka koobka oo ay la ciyaari doonaan midkood xulalka mexico iyo Germany.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Chile ayaa noqotay xulkii ugu horeeyay taariikhda tartanka markii ugu horaysay ka soo qayb galay hadana iska xaadiriyay finalka koobka qaaradaha.

Kooxda.com ayaa xusaysa in xulka qaranaka Portugal dhamaan laga qabtay rikoorayaashii ay laagteen halka xulka qaranka Chile ay dhamaan wada dhaliyeen rikoorayaashoodii.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdisamad says:

    Beenta naga dhaafaa taariikhdaa dib uu firiyaa kooxda.com hhhhhhhh




.








%d bloggers like this: