Daawo:Goolkii Bilaa Naxariista Ahaa Ee Uu Casemiro Ka Dhaliyay Juventus

Casemiro ayaa gool bilaa naxariis ah waxa uu ka dhaliyay Juventus kaasi oo ka toogtay meel fog kana baxsan qadka rigoorada

Ka dib kubad daafaca Juve ka saareen aagga gooshooda ayuu Casemiro helay mana istaajin kubadda oo sideedii ayuu ugu laaday goosha Buffon

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Khadira ayay ku sii dhacday kubadda oo jihadii ay u socotay ka weeciyay ka dibna shabaqa Bufon ayay ku nasatay daqiiqadii 61-aad,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: