Daawo:Farsmaooyinka Uu Leeyahay Daafaca Ay United La Soo Wareegtay Ee Lindelof ,Xittaa Kubad Jiidista Ayuu Xariif Ku Yahay

United ayaa shalay la soo hishiisay daaficii Benfica ee Victor Lindelof kaasi oo la xusayo in garabkana uu ku wacan yahay

Laacibkaas 22 sano jirka reer Sweden ayaa lagu waramayaa in United ku soo heleen aduun gaaraya 30.75 milyan oo gini

Hishiika laacibkaas ee Benfica ayaa dhacayay xagaaga 2021-ka waxa uuna kooxdaas u yimid sanadkii 2011-kii

Hadaba farsamo noocee ah ayuu leeyahay laacibkaas ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo  muuqaalkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: